Overlijdensbericht en herinneringsplaats van

Mr. Dahir Yusuf Mohamud

27-07-193026-10-2008
Schrijf condoleance
Bekijk condoleances
* verplichte velden

Gedenkplaats geopend door:

Magan Tahir

Condoleances

A,A.Jama,,
Aniga oo ah gudoomiyaha jaalliyada Somaliyeed ee gobolka Frieland iyo dhammaan gudida jaalliyada iyo shacabka reer Leeuwarden waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan MAGAN tAHIR OO AABIHII tAHIR yUSUF KU GEERIYOODAY DALKA TALYAANIGA SHALAY OO AYT BISHU AHAYD 26 OKTOBAR 2008.
WAXAAN TACSIDAA MID LA MID AH GAADHSIINAYNAA DHAMMAAN REER TAHIR YUSUF MEEL AY JOOGAANBA.
WAXAAN ILLAAHAY UGU BARYEYNAA MARXUUM TAHIR YUSUF INUU JANADII KA WARAABIYO EHELKISSII IYO QARAABADIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.WALAALKEEN MAGAN WAXAAN LEENAHAY SXB SAMIR IYO IIMAAN ILLAAHAY HA IDINKA SIIYO AABO.
GEERIDU WAA XAQ WAANA LA WADA DHIMANAYAA EE LAAKIIN WAA UUN LA KALA HOREYNAYAA,

A.A.JAMA
GUDOOMIYAHA URURKA FRIESLAND

AAMIIN , AAMIIN ,AAMIIN
A,A.Jama,, - Leeuwarden
27 oktober 2008
condoleance 5  |  
Deeqa yasin
Beste Magan,
Wij wensen jullie veel sterkte in deze moeilijke tijd. Er bestaan geen troostende woorden , voor dit grote verlies, Onze oprechte innige deelneming
Veel sterkte toegewenst.
Ik ruw ook met jou magan.

Deeqa yasin en Guled yusuf

Deeqa - Den Haag
27 oktober 2008
condoleance 4  |  
Sahro Ahmed
Magan, I wish you much strength in this trying times.
I still have your picture with me on my graduation day and the big smile on your face. You are a hero and an inspiration to me personally and i am sure many others.
Stay stong and overcome this sadness.


Kind regards,
******************
Sahro Ahmed
Gender and Human Rights Liaison Officer
UNDP-Rule of Law and Security (ROLS)Somalia
Garowe, Puntland State of Somalia
www.so.undp.org
+252-0-(90)-794533
sahro.ahmed@undp.org
Sahro - Garowe, Puntland
27 oktober 2008
condoleance 3  |  
Jamilla Abdulle
Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi rajacuun...
Ilahay haa uu naxriisto.
Ik wens jou en je familie heel veel sterkte met het verwerken van jullie vaders verlies.

Jamilla
Jamilla
27 oktober 2008
condoleance 2  |  
Family Yasin Gelle en Hamsa hussein Hanoolato
Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi rajacun!!

Waxaan halkaan tacsi ugu direynaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Dahir yusuf aw mohamud.Oo ahaa nin halgamayaashii ummada soomaliyeed taariiq dheerna ku lahaa mahweynta aqoonyahanada soomaaliyeed. xilal kala duwana ka soo qabtay dowladihii kala duwanaa ayaa waxuu ku geeryooday talka Talyaaniga magalada *Torino*.
waxaan tacsi u direynaa ummada soomaliyeed meelkasto ay joogto gaarhanaa qoyskii,caruurta, xaaska & saaxiibadiisa. Waxaan ilaahey uga baryeeynaa in uu janadii fardowa ka waraabiyo.

amiin, amiin, amiin......
Family - Zoetermeer, Holland
27 oktober 2008
condoleance 1  |  

Geef de nabestaanden uw steun en laat hier uw condoleance achter.

Het officiële condoleanceregister van Nederland

Herinneren is een vorm van ontmoeten…

Help dit bericht te

verspreiden